Al Shabaab oo ciidamo Booliis ah kasoo qafaalatay gudaha Kenya

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa weerar qorsheesan ku qaaday deegaano hoostaga magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. War kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu sheegay in ay la wareegeen gacan ku heynta deegaanka Kontonka oo hoos yimaada degmada Wajeer, waxa ayna Al Shabaab soo qafaasheen ciidamo katirsan booliiska Kenya … Continue reading Al Shabaab oo ciidamo Booliis ah kasoo qafaalatay gudaha Kenya